160-1969-KII GOBOLKA BANAADIR KURAASTA SIDAN AYAA LOO QAYBSAN JIRAY REER MAAYLAND BAANA UGU BADNAA

0
319

Goobihii laga qaybinaayay doorashooyinka Ex-Gobolka Banaadir JBM 1960—1969
magaalooyinka Kala ah:-

  1. Cadalle. 2. Afgooye. 3. Aadan-Yabal. 4. Awdheegle.5. Balcad. 6. Barawe. 7. Qoryooley 8. Jowhar 9. Wanlawayn 10. Mahaddaay-Wayne 11. Marka 12. Xawaadley 13. Mogadishu.

Haddaba taariikhda aan la dafari karin ee qoran maktabadaha caalamka yaal gaal iyo Islaam ay wada ogyihiin farta ayaynu idin ka saarnay sida looga soo kala gali jiray gobolkan Muranku badan ka dhashay maraan dhawaynba, fadlan kuwa ku doodaya Ex-Banaadir waxay ka koobnayd Labada-Shabeele iyo muqdisho, haka koobnaateen ma xumee, mase is-waydiiseen, dadka ugu badan ee ka soo gali jiray xildhibaanada kuraastana ku fariisan jiray, qalin iyo buug intaad qaadataan, tirada adinkoon khaldaynin, Reer Maayland (majority) aqlabiyadda ugu badan ma ahaayeen, haatana ma yihiin,? mise muran iyo Af-Soomaalibaad waddaa wadkii galay, oo wixii ka dambeeyay burburkii 1991-kii gashay “Dooqii Dad Kale Reeb” qofbana siduu doono wax usheeg.
Dhamaan Goobaha kor ku xusan Saaxiib waa wada Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland (JBM) aan ka ahayn Meela dhif ah oo raacsan Jowhar oo iyadu laftirkeed dhul Maayland ah, se adigo nool yaan lagu aasin sharaf u nooloow, ama sharaf u dhimo amar Alle laakiin!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here