Akhriso: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay 10- Urur siyaasadeed

0
33

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu saaka soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii December 2019.

Waxaa buuxiyay shuruudihii laga rabay Ururada 10 Urur Siyaasadeed .

Waxaa ka mid ah Urur Siyaasadeed ay hoggaamin doonaan Madaxda tallada heysa ee Puntland.

Guddigu wuxuu u hambalyaynayaa Ururada Siyaasadda buuxiyay shuruudihii ururnimo, dhowaan ayaana la guddoonsiindoonaa shahaadadii rasmiga ahayd ee ururnimo.

Warbixinta oo dhamaystiran kaga bogo Warsaxaafdeedka hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here