Akhriso: Heshiis ka kooban Lix Qodob oo ay gaareen RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta

0
44

Labada dhinac ee Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray heshiis lagu qaboojinayo xiisadii ka dhalatay dhacdooyinkii 19-ka Febraayo.

Heshiiska oo ka kooban lix qodob ayey dowladu ku caddeysay inay ka xun tahay wixii dhacay 19-kii Febraayo 2021, iyadoo dib loo dhigay bannaanbaxii Musharixiintu shaaciyeen inuu dhacayo 26-ka febraayo oo ku beegan Berri.

HOOS KA AKHRISO QODOBADDA HESHIISKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here