Akhriso Kalfadhiga 6-Aad ee golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in uu furmo 9/10/2019 oo ku aadan maalinta Arbacada ah.

0
91

Kalfadhiga 6-Aad ee golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in uu furmo 9/10/2019 oo ku aadan maalinta Arbacada ah.

Xoghayaha guud ee golaha shacabka Mudane Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux ayaa ugu baaqay xildhibaanada Golaha shacabka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka ugu soo laabtaan si ay u gutaan waajibaadka saaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here