Akhriso magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan taliyaasha kala duwan ee Ciidamada Maamulka Jubbaland.

0
349

Halkaan hoose ka akhriso magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan taliyaasha kala duwan ee Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Khaalid Sheikh Abdulaahi Taliyaha nabad sugida Jubaland Qabiilkiisa: Ogaadeen Tolomoge.
2: C/risaaq Cumar Foolbeer Taliye ku xigeenka nabad sugida. Qabiilkiisa Ogaadeen Ree Cabdille.

3: Tamaan Dayib Abaanduulaha nabadsugida Qabiilkiisa Ogaadeen Ree Cabdile
4: Maxamed Wali Colaad Taliyaha Ciidamada dharcada Qabiilkiisa Raxanwayn, laakiinse Reer Cabdile ayaa reer Abti u ah.

5: Taliyaha amniga garoonka Kismaayo Sidiiq Maxamuud dhogor. Qabiilkiisa Ogaadeen Cawlyahan.

6: Taliyaha amniga Dakada Kismaayo Isaaq dakadey Ogaadeen Tolomoge.

7: Taliyaha booliska Jubaland Maxamed Naasir Guul Ogaadeen Ree Cabdille
8: Taliyaha ciidamada Daraawiishata Jubaland Aadaan Koojaar Ogaadeen Ree isaaq.

9: Axmed Cumar Saahid Niiniile Abaaduulaha Ciidamada Daraawiishta Jubaland Ogaadeen Ree Cabdille

10: Taliyaha ciidamada Danab Xassan Maxamed Ciraaqi Ogaadeen Makaahiil.

Taliyaha ciidamada Isku dhafka qaybta 43-aad Cabdi Xukun Ogaadeen Makaahiil
Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Jubaland Mahad Yaxbul Ogaadeen Ree Cabdile. Iyo qaar kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here