Amiirkii Dalka Kuwait Oo Geeriyooday & Goodax Barre Oo ka hadlay

0
67

Waxaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday Amiirkii Boqortooyada Kuwait.

“Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, ilaahay ha u naxariisto Amiirkii dalka Kuweyt Sheikh Sabah Al-Ahmed Al-Sabah.

Wuxuu ahaa Amiir naxariis badan oo si gaar ah uga shaqeyn jiray arrimaha bani’aaddannimada, dadka iyo dowladda Soomaaliyeedna uu qiimo gaar ah u hayay.

Wuxuu xoogga saaray sidii Soomaaliya loogu qaban lahaa shirweyne caalami ah oo kharash loogu uruurin lahaa horumarinta waxbarashada Soomaaliya.

Alle naxatiistiisa janno haka waraabiyo” sidaas waxa ku qoray bartiisa Facebook sii Hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here