AWOOD QAYBSIGA MILATARIGA DOWLLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND!!

0
662

Dalku waxaa uu leeyahay 5 Qaybdood marka laga reebo Puntland iyo Somaliland oo Jamhuuriyad gooni isutaag ah, waxaana qaybuhu ay kala yihiin sida:- 1. Qaybta 21-aad fadhigeedu yahay Dhuusamareeb xarunta Galmudug State. 2. Qaybta 27-aad fadhigeedu yahay Jowhar Hirshabelle. 3. Qaybta 12-ka April fadhigeedu yahay Damaanyo Muqdisho. 4. Qaybta 43-aad fadhigeedu yahay Kismaanyo JBM, 5. Qaybta 60-aad fadhigeedu yahay Baydhabo JBM.
5-tan Qaybood kolka laga reebo Qaybta 60-aad, afarta kale, hal of oo Maayland ka soojeeda, xita Taliye unug kama ahan, cagsigana qaybta 60-aad oo ka hawlgasha gobollada Bakool, Shabeellaha-Hoose iyo Baay guutooyinkeeda iyo ururadeeda, horimaheeda iyo xita unugyadeeda waxaa badanaa taliyeyaal ka wada ah dad aan u dhalan deegaanka una naxaynin oo dilaaya dadka deegaanka Afka Maayga ku hadla uuna nasabka sheegta.

HOGGAANADA TALISKA GUUD XOOGGA FEDEAALKA DALKA IYO REER MARYLAND.

  1. Hoggaanka maamulka lacagta Salballaar beesha madaxwayne Shiikh Shariif.
  2. Hoggaanka Hantidhawrka Salballaar beesha madaxwayne Xasan Maxamuud.
  3. Hoggaanka Hawlgelinta ahna kusime Salballaar beesha Taliye Odawaa.
  4. Hoggaanka Gadiidka Salballaar beesha Ex-Raysal-wasaare Kheyre.
  5. Hoggaanka war-isgaarsiinta Salballaar beesha Ex-Raysal-wasaare Kheyre.
    6.Hoggaanka Wardoonka Salballaar beesha Ex-Raysal-wasaare Kheyre.
  6. Hoggaanka Caafimaadka Salballaar beesha Raysal-wasaare Rooble.
  7. Hoggaanka Hubka iyo Rasaasta Salballaar beesha Taliyaha nabadsugidda Fahad Yaasiin.
  8. Hoggaanka Saadka Salballaar beesha Ex-Wasiir Goodax Barre.
  9. Hoggaanka Sancada Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo.
  10. Hoggaanka Wacyigelinta Saldheer beesha madawayne farmaajo.
  11. Hoggaanka Dhismaha Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo.
  12. Hoggaanka Ciidanka Saldheer beesha madaxwayne farmaajo, gaar an geddiga waqooyi Gaalkacyo.
  13. Hoggaanka Sahanka Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar ahaan Laascaanood.
  14. Hoggaanka Tababarka Somaliland beesha Boorama.
  15. Hoggaanka Xiriirka Dibadda Maayland.

AWOODQAYBSIGA TALIYEYAASHA KULYADAHA MILATARIGA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND.

  1. Taliyaha Kulyadda Turksom Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo.
  2. Taliyaha Kulyadda jaalle Siyaad Salballaar beesha raysal-Wasaare Rooble.
  3. Taliyaha Kulyadda Jeneral Goordon Somaliland.
  4. Taliyaha Dugsiga Jeneral Dhega-Badan Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.
  5. Taliyaha Dugsiga Hiilwayne Salballaar beesha raysal-Wasaare Rooble.
  6. Taliyaha Dugsiga Ay-Furugoow (Ballidoogle) Wanlawayn Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.

AWOODQAYBSIGA GUUTOOYINKA MADAXA-BANAAN FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND.

  1. Taliyaha Guutada 1aad Danab Salballaar beesha Ex-Raysal-wasaare Kheyre.
  2. Taliye Kuxigeenka Guutada 1aad daab Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.
  3. Taliyaha Guurada 14-ka Oktoobar Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar ahaan reer Jig-Jiga.
  4. Taliye kuxigeenka Guutada 14-ka Oktoobar Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.
  5. Taliyaha Guutada Gor-Gor Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar ahaan Puntland.
  6. Taliyaha Guutada 6aad ilaalada madaxtooyada Somaliland.

AWOODQAYBSIGA TALIYEYAASHA URURADA MADAXA-BANAAN MILATARIGA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND.

  1. Taliyaha ururka 38aad Taliska Guud Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.
  2. Taliye Kuxigeenka ururka 38aad Taliska Guud Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo.
  3. Taliyaha ururka 89aad Saadka Salballaar beesha raysal-wasaare Rooble.
  4. Taliyaha ururka 59aad Gaadiidka Salballaar beesha madaxwayne Xasan Maxamuud.
  5. Taliyaha ururka 32aad Sancada Saldheer beesha madaxwayne farmaajo.
  6. Taliyaha ururka 4aad Danab Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar ahaan Putland.
  7. Taliyaha ururka Caafimaadka Salballaar beesha Ex-Raysal-wasaare Kheyre.
  8. Taliyaha ururka 37aad Gaashaandhigga Saldheer beesha madaxwayne Shiikh Shariif.

Inkasto musiibo daran ay ku habsatay saraakiisha iyo ciidanka Reer Maayland iyo guud ahaanba saamiqaybsiga jagooyinka dowlladda federaalka Soomaaliya, haddaba nasiibdarada ugu ba’an waxay si gaar ah uga qabsatay gobolka Shabeellaha-Hoose JBM oo aad loogu bursanyahay sidii shinnidii gummaadkuna 30-kii sanadood wali uu ka is soconaayo, taaso ahba sababtii gardaradii caddayd madaxwayne Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur shirqool loogu soo qafaashay gudaha magaalada Baydhabo gobolka Baay Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland (JBM) 13.12.2018.

Haddaba aynu eegno guutooyinka iyo ururada lagu soo dhex daadshay mayd garaacaaya gobolkani taliyeyaashooda meelaha ay ka soo kala jeedaan.

GUUTADA 6AAD EE QAYBTA 60AAD.

  1. Taliayaha Guutada 6aad General Aadan Laba-Afle Salballaar beesha Yuusuf indhacadde.
  2. Abaanduulaha Guutada 6aad Gaashaanle Sare Salballaar beesha Yuusuf indhacadde.
  3. Taliyaha ururka 1aad Laanta-Buuro Gaashaanle Dhexe Liibaan Yuusuf Garre ku magacdheer Liibaan Dhamaaq, ama Liibaan Goobaanle Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  4. Taliyaha ururka Shalambood Gaashaanle Cabdi Salaad Salballaar beesha Yuusuf indhacdde.
  5. Taliyaha ururka 25aad Baraawe Gaashaanle Cabdiraxman Cilmi Jimcaale Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.

GUUTADA 7AAD ISBADDALLO DEGDEG AH AYAA LAGU SAMEEYAY GOORTII LA ANSIXIYAY RAYSAL-WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE OO U DHASHAY SALBALLAAR.

SHAXDA CUSUB GUUTADA 7AAD QAYBTA 60AAD.

  1. Taliyaha Guutada 7aad Gaashaanle Carab Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  2. Abaanduulaha Guutada 7aad Gaashaanle Dhexe Salaad Fiiqow Salballaar beesha Xildhibaan Jeesow.
  3. Taliyaha ururka 54aad Gaashaanle Cabdalle Cali Mire Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  4. Taliyaha ururka 64aad 2-Xiddigle Cali C/LLaahi Halac salballaar beesha Iiman Elman Reer Albarakaat.
  5. Taliyaha ururka 35aad Gaashaanle Maxamed Cabdulle Caraaye (Foor-foor) Salballaar beesha madaxwayne Shiikh Shariif.
  6. Abaanduulaha ururka 3aad Xiddigle Yaxye Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  7. Taliyaha maaliyadda Guuutada 7aad Gaashaanle Shaandheeye Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  8. Taliyaha karaaniga Guutada 7aad Xiddigle Ilyaas Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  9. Taliyaha gaadiidka Guutada 7aad Salballaar beesha yuusuf indhacadde.
  10. Taliyaha xafiiska Guutada 7aad Salballaar beesha yuusuf indhacadde.
  11. Taliyaha horinta 5aad Guutada 7aad Salballaar beesha yuusuf Indhacadde.
  12. (2 Taliye horin) ururka 35aad Guutada 7aad Salballaar beesha Yuusuf indhaccade.
  13. Taliyaha horinta 64aad Guutada 7aad Salballaar beesha yuusuf Indhacadde.

AWOODQAYBSIGA SARAAKIISHA DANAB MILATARIGA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND.

  1. Taliyaha Guutada Danab Gaashaanle Ismaciil Cabdimaalig Salballaar beesha Ex-Raysal-Wasaare.
  2. Abaanduulaha Guutada Danab Salballaar beesha Yuusuf Indhacadde.
  3. Taliyaha ururka 4aad Guutada Danab 2-xiddigle Maxamed Suleymaan Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar an puntland.
  4. Taliyaha ururka Danab Kismaanyo JBM Gaashaanle Xassan Ciraaqi Saldheer Reer Jig-Jiga. FB. Sarkaalkani xilka waa laga qaaday waxaa lagu baddalay will uu Axmed Madoobe adeer u yahoy oo dable ah.
  5. Taliyaha ururka Danab Hirshabelle 3-Xiddigle Xasan Tuuryare Salballaar beesha Ex-Wassir Goodax Barre.
  6. Taliyaha ururka Danab Galmudug Gaashaanle mukhtaar beesha madaxwayne Farmaajo.

GUUTADA 14-KA OKTOOBAR OO KA HAWLGASHA GOBOLKA SHABEELLAHA-HOOSE JBM SARAAKIISHA HAYSATA.

  1. Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle Sare Warsame Saldheer beesha madaxwayne farrago, gaar ahaan Reer jig-jiga.
  2. Abaanduulaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle Cabdi Cali Raage Salballaar beesha Mudane Qoor-Qoor.
  3. Taliyaha ururka 66aad Awdheegle Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle Maslax Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo, gaar ahaan Reer Jig-Jiga.
  4. Taliyaha ururka 143aad Bariire Guutada 14-ka Oktoobar 3-Xiddigle Axmed Siyaad Salballaar beesha Ex-Raysal-Wasaare Kheyre.
  5. Taliyaha ururka 53aad Rashiid iyo Caanoole Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle Cali Cabdi Raage Salballaar beesha madaxwayne Xasan maxamuud.
  6. Taliyaha ururka 84aad Baydhabo2 (Ex-Jannaale) 3-Xiddigle Cali Tigree Saldheer beesha madaxwayne Farmaajo.
  7. Taliyaha ururka 14-ka Oktoobar Marko Guutada 14-ka Obtoobar 3-Xiddigle Cusmaan Muuse Maayland.
  8. Taliyaha ururka 83aad Baydhabo2 (Ex-Jannaale) Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle Maxamed Nuur Maayland.

Ugudayntii waxaa jira xilal farabadano militari saamiqaybsi ahaan looga dhaariyay Reer Maayland oo ciidanka iyo dalkuba dad ahaan ay ayaku ugu badanyihiin tiro, jagooyinkaasoona aynu ku soo gudbin doono barnaamijyadeena xiga warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka salad loo yaqaan Southern Media Co-Operation loona so gabby (SMC) haddii uu Rabbigu idmo, waxaana haatan aynu ku soo afmeeraynaa warbixinteenan milatariga Qaybta 12-ka April fadhigeedu yahay Muqdisho, balse meel kale aanay ka hawlgelin, aan ka ahayn gobolka Shabeellaha-Hoose JBM.

QAYBTA 12-KA APRIL.

  1. Taliyaha Guutada 1aad Qaybta 12-ka April Gaashaanle Xasan Xasan Jaamici Salballaar beesha Mudane Qoor-Qoor.
  2. Abaanduulaha Guutada 1aad Qaybta 12-ka April Gaashaanle Sare Qataatow Salballaar Beesha Ex-Raysal-Wasaare Kheyre.
  3. Taliyaha ururka 31aad Ceel-Saliini Guutada 1aad Qaybta 12-ka April Gaashaanle Dhexe Hurdaaye Salballaar beesha Taliyaha Ciidamaad xoogga Federaalka soomaaliya General Odawaa yuusuf Raage.

WADARTA GUUD SHAXDA DALLAACADAHA SARAAKIISHA HAATAN DOWLLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND.

  1. Salballaar 70 sarkaal.
  2. Saldheer 34 sarkaal.
  3. Maayland 13 sarkaal.
  4. Somaliland 6 sarkaal.
  5. Beesha 5-aad 2 sarkaal.

Nine seexday siciisi dibiyuu dhalay baabay dhihi jireen walaal qaali ah bal adna halaag maxaa ku soo maray xantana dumarka haloo daayo amar Alle laakiin!!

By: Adam Increase

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here