Ayax ku habsadey Beeraha Tiyegloow & dagaal ka dhan ah oo bilowday

0
67

Beeraleyda degmada Tayeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxaa dhibaato ku haya Cayayaanka Ayaxa, iyaga oo bilaabay inay u adeegsadaan rasaas xoogan , waxa ay sidoo kale bilaabeen in ay shidaan tubaakada oo la sheegay in qaaciisa uu ayaxu aad u neceb yahay.

Ayaxa aadka u badan ee ku baahaya gobolada dalka Soomaaliya gaar ahaan dhulka beeraha ayaa la sheegay in uu yahay dhibaato soo korortay, lamana shaacin wali tirada khasaaraha uu dhulka beeraha u horseeday ayaxan,

Dadka ku nool goboladda Koonfur galbeed ayaa hada ku jira diyaar garow iska caabin ah wallow wasaaradda Beeraha dowlada soomaliya wali aan ka hadlin dhibta ayaxu uu ku haayo bulshada Soomaliyeed,,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here