C/Rashiid Xasan Cabdi Nuur oo ah wasiirka Amniga Jubbaland ayaa maanta waxa uu gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.
C/Rashiid ayaa maanta dooni ku tagay magaalada Kismaayo, kadib markii ay dooni watay ku xirataya dekadda magaalada Kismaayo.
28-kii bishan dhammaatay ee January ayay sheegeen booliska Soomaaliya in uu ka baxsaday xabsigii uu ku xidhnaa,dawlada Soomaaliya ayaan weli wax war ah ka soo saarin arrintan C/Rashiid Janan.