Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) oo Magacaabis sameeyey

0
92

Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa Maanta oo Axad ah waxaa uu magacaabey Guddiga Guirmadka Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.

Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood ayaa laga soo kala xulay qaar kamid ah Golaha Wasiirada mamulkiisa iyo guddoomiyeyaasha Gobolada,Shabeellaha Hoose iyo Baay iyo Bakool.

Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay ka qayeb qaadan doonana gurmad loo sameynayo fatahaadaha u Wabiga ka geysto deegaannada Gobolka Shabeellaha Hoose iyo saameynta ka dhalata daadka Roobka ka da’a deegaannada kale ee Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabey


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here