Xidhibaanada cusub ee maamulka hirshabeele ayaa u codeeyay in madaxweynaha cusub ee hirshabeele uu noqdo Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen Oo ahaa Muraxa Ugu cadcad ee La saadaalinayay uu uu noqonayo madaxweyne hirshabeelle
Cali Guudlaawe oo horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka hirshabeelle ayaa maanta ku guuleeystay madaxwenaha hirshabeelle
waxaana uu in muddo ah uu ka mid ahaa dadka iyadoo aysan deegaanada hirshabeele ka jira
madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen Ayaa helay Codad gaaraya 86 halka musharaxa la tartamayana uu helay ilaa iyo 13 cod
Hadal koobamn oo uu jeediyay madaxweynaha cusub ee maamulka hirshabeele ayaa waxa uu umahadciyay xidhibaanada barlamaaka maamulka hirshabeele iyo masuuliyiintii ka soo qeyb gashay doorashada maamulka hirshabeelle