Ciidamada Danab Oo Howlgalo Al Shabaab Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Deegaanka Leego

0
94

Ciidamada dowlada gaar ahaana kuwa sida gaar ah u tabaran ee Danab ayaa waxa la sheegay in howlgalo ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose

Ciidamada xooga dalka ee danab ayaa waxa la sheegay in howlgaladaan ay kusoo qabteen xubno ka tirsan dagaalamayaasha al shabaab oo joogay Deegaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose.

Howlgaladaan ayaa waxa lasheegay in ay sameeyeen ciidamada dowlada gaar ahaana guutada 16-aad ciidamada kumaandoosta xooga dalka waxaana la sheegay in hada ay wada howlgalo islamarkaasna   baaritaano lagu sameynayo xubnihi lagusoo qabtay howlgaladaan

Saraakiisha ciidamada dowlada ayaa waxay sheegeen in ciidamadu ay wadan howlgalo ay ku baacsanyaan dagaalamaya alshaab ee ku sugan deegaana hoosyimda gobolka shabeelaha hoose,Waxaana ay saraakkishu sheegeen in ay siiwadi doonan howlgalada ka dhan ka ah alshabaab.

Ciidamada dowlada ayaa maalmihii aanu soodhaafnay howlgalo ka waday deegano dhaca gobolka shabelaha hoose waxaan inta ciidamadu ay adeen howlgaladaasi ay sheegeen in y ku soo qabteen xubno ka tirsan  dagaalamasha al shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here