Ciidamo hor leh oo ka socda AMISOM oo soo gaaray Muqisho & Ujeedkooda

0
47

AMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen.

Ciidankan oo qeyb ka ah booliska AMISOM ayaa waxaa la geyn doonaa magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Ciidanka ayaa waxay qeyb ka qaadan doonaan sugidda amaanka doorashada Soomaaliya, iyaga oo ka barbar shaqeyn doona ciidanka Booliska Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here