Ciidanka dowladda oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

0
42

Ururka 4 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska danab ayaa hawlgalo lagu burburinayo farimaha Al-Shabaab  ka sameyeey  degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska.

Degaanka  Leego oo hoos taga Degmada Walawayn kuna jira masaafo ahaan 50 km sheegeen Ciidanka dowlada in ay burburiyeen fariisimo ay halkaasi ku lahaayeen Shabaab.

Ciidanka dowladda ayaa sheegay in goobta la burburiyay Shabaab ay ku qaadi jireen canshuuraha.

Ciidamada kumandooska ka Danab ayaa markii ay gaadheen  halkaas ayaa waxa ay sameeyeen hawlgalo baaritaano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here