Daawo Afar Sano ka Dib Halka uu Maraayo Iskoolka Deegaanka Awcusmaan ee Degmada Walaweyn

0
148

4 Sano iyo bar ka hor ayey eheyd kolkii ay qurbo joogta deegaanka Awcusmaan ee degmada Walaweyn isku xilqaameen sidii ay ku hirgelin lahaayeen in ay iskuul ka furaan deegaankaas ayagoo isla markaasi hir geliyey.

Waxaan halkan idinkugu soo gudbinayaa afar sano kadib iyo halka uu tiigsadey Iskoolka Deegaanka Awcusmaan ee Degmada Walaweyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here