Daawo Ciidamada Gaarka Mukhtaar Roobow oo Gubey Saldhigyo Kooxda Al shabab ay ku lahayen Gobolka Bokool.

0
235

Ciidamada Gaarka Mukhtaar Roobow oo Gubey Saldhigyo Kooxda Al shabab ay ku lahayen Gobolka Bokool.

Wararka Ka Imaaneya Gobolka Bokool Ayaa waxaa La soo Sheegeya In Kooxda Al Shabab , Talisyo Kala Duwan ay ku lahayeen MoodaMoode oo udhow Deeganka Abal ayaa Laga Gubey , Waxana Howgalkaasi Fuliyay Maamulka degmada iyo ciidamada qalabka sida oo ka soojeeda isla degmada

iyo ciidanka sheikh Mukhtaar Roobow, iyadoona Ay la wareegeen Tuuloyin Badan Oo hoos yimada Deganka Abal Ee Goolka Bakool.

Adan Abdi Abaarey Oo Ka Mid Ah mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Xudur oo Howlgalka hogaamineya ayaa sheegey in ay Al shabab , ay ka Gubeen Talisyo Ay ku lahaayeen Moodamoode ,waxana Intaasi uu ku darey in Howlgalo Lagu Bacasanaayo Kooxda Al shabab ay ka wadaan Deeganada Gobolka Bokool.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here