Daawo Ciidanka ku soo dhaawacmay Degmada Qoryooley oo lagu daweenayo isbitaal Digfeer ee magaalada Muqdisho

0
202

Ururada rayidka ee gobolka shabeelaha hoose ee uu hogaaminayay gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Sh/Hoose ayaa maanta booqday Maamulka iyo Ciidanka ku soo dhaawacmay Degmada Qoryooley oo lagu daweenayo isbitaal Digfeer ee magaalada Muqdisho
Ayadoo dhanka kale resalwazaaraha Xukuumada Federal Soomaalia booqday guud ahaan ciidamada xooga ee kujira isbitaalka sida aan wararka kuheleyno eey sheegayaan reysalwazaaraha ayaan booqan Maamulkii iyo ciidamii ku soo dhaawacmay Gobolka Shabeellaha Hoose ayagoo ka qeeb qaadanayay Soo dhaweenta Ra’isal wasaaraha.

Ciidanka kusoo dhaawacmay deegaanka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa aad ugu farxay booqashada eey ugu yimaadeen dhalinyarada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here