DAAWO: GUDIGA JOOGTADA BAARLAMAANKA OO MAANTA KU DHAWAAQEY ARIMO MUHIM AH

0
170

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Gollaha shacabka.

Kulanka ayaa lagu go’aamiyay in 15 bishaan dib loo furo kulamada golaha shacabka.

Xoghayaha guud ee golaha shacabka mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa xildhibaanada dalka ka maqan ugu baaqay iney si deg deg ah ku soo laabtaan ka hor 15-ka bishaan – DAAWO:




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here