Daawo Habraaca soo xulista Xildhibaanada cusub ee K/Galbeed oo la shaaciyey

0
28

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray Jadwalka iyo Habraaca ee soo xulista Xildhibaanada baarlamanka 2aad ee Maamulkaas.

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ee qaabilsan soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee ayaa soo saaray qoraal lagu sheegay in Diiwaan-gelinta Odayaal dhaqameedyada iyo u tababarida soo xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay bilaabaneyso 26-ka Bishan February 2020 illaa 29-ka bishan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here