Daawo Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Baydhabo

0
77

Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta  gaarey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay.

Waxaa Taliyaha Garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweyay Taliyaha Qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka jenaraal Mohamed Sheekh Abdullahi iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka Xooga dalka .

Ujeedada Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Baydhabo usoo gaarey ayaa waxa ay tahay sidii uga qeyb geli lahaa Munaasabad ay ku qalin jabineyaan Ciidamo ka tirsan Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Maalinta Barita ah lagu qaban doono Magaalada Baydhabo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here