Daawo War Deg Deg Ah Xildhibaano Soo booqdey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M Mursal oo Diiday

0
338
Xildhibaano Soo booqdey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M Mursal oo anagoo Darbiyada Madaxtooyada ka Soo boodney kadib markii Amar ka Soo baxay Madaxtooyada gebi ahaanba lagu mamnuucey in Loo gudbi karo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane M Mursal Sh Abdirahman Laga Soo bixin karin! ugu nimid, Qoyska Gudoomiyaha ayaa waxeey noo Xaqiiyey Caawa in Guriga Gudoomiyaha loo diidey cashadii In loo soo gubdiyo!. Waxaan si dhab ah u xaqiiqsaney in Xafiiska Madaxwaynaha iyo kan Ra’iisal Wasaaraha amar buuxa ku bixiyeen in  Guddoomiyaha Golaha Shacabka gebi ahaanba La go’doomiyo!.   Xildh Mohammed Hassan idriss ( Mohamed Ganey)   Sawiradaan aad arkeeysaan waa Xildhibaano Soo booqdey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M Mursal  
 
 
 
 
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here