Daawo Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye iyo Suldaan Buube oo La Hadlay Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Magalada Toronto

0
189

Xildhibaan Maxamuud Macali Yaxye iyo Suldaan Buube Cabdulle Buuse ayaa si wadajir ah ula hadley jaaliyada Digil ito Mirifle ee magaalada toronto dalka canada.

Xildhibaanka iyo suldaan ayaa sida dhabta ah kaga hadlay xaalada dhabta ah ee ay ku sugan yihiin xildhibaanada iyo weliba odey dhaqameedyada digil iyo mirifle taasoo aad moodo iney sanka ku heyso dadnimo xumo iyo dhaqaale la,aan.

Bal nala daawada labada masuul ee socdaalka dheer usoo galey sidey ula kulmi lahaayeen jaaliyada digil iyo mirifle ee magalada toronto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here