Daawo Xisbiga Amni iyo Cadaalad UK ayaa isugu yimid kullan balaaran

0
44

Xisbiga Amni iyo Cadaalad UK ayaa isugu yimid kullan balaaran oo loogu hadlaayay Xaaladaha Amni daro iyo Cadaalad la’aanta ka jirta Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Baroor-diiq loo sameeyay maatidii lagu xasuuqay Baydhabo iyo Af-duubkii murashax madaxweeyne Mukhtaar Roobow gabagabadii kullanka waxaa Baaq ka soo Saaray

Dr Cali Cabdi Baab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here