DEG DEG: Beesha Caalamka Oo War Cusub Kasoo saartay Xaalada Muqdisho

0
69

Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxay ku sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dagaaladii xalay iyo saaka ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho.

Xafiiska UNSOM ee James Swan hogaamiyo ayaa waxa lagu yiri ” Xafiiska Qaramada Midoobeey Ee Soomaaliya uu si xoog leh ucambaareenayaa isku dhacyada ka jiray Muqdisho xalay iyo saaka Oo Oo aheyd,waxay ku Baaqday UNSOM In dhinacyada ay wada hadlaan oo la raadiyo wadiiqo aan xabad aheyn,leona yareeyo xasaradaan colaada ah”

Hadalkaan ayaa kusoo beegmaya xilli marxalad adag Dalku galay lana xabadeeyey Murashaxiinta Madaxweynaha ee banaanbaxa dhigayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here