DEG DEG: Dagaal u dhaxeeya ciidamada DF iyo Ahlu-Sunna oo ka billowday Dhuusomareeb

0
44

Ciidamada Ahlusunna Ayaa Hada La Wareegay Barkoontorool Oo Horay Eey Ugu Sugnaayeen Ciidamo Ka Amar Qaata Kuwa Dowladda Dhexe

Wararka Ayaa Intaas Ku Daraya In Ciidamada Ahlusunna Ee Hada Ku Sii Siqayaan Xarunta Gobalka Iyo Halka Loo Yaqaan Goolada Dhuusamareeb , Inta Badan Ciidamadii Dowladda Ayaa Isaga Cararay Soonahii Ay Horay Ugu Sugnaayeen Ee Laamiga Dheer Dhuusamareeb,

Waxaa Hadda Dagan Dhawaqa Raasta Inkastoo An La Ogeen Qasaarihii Caawa Ka Dhashay Dagaalkii Ka Dhacay Gudaha Magaalada,

Dhamaan Waxaa Banaanka U Soo Baxay Ciidamadii Ku Jiri Xarunta INJI Kuwaas Oo Isku Qeybiyay Qeeybaha Wadooyinka Soo Gala Xarunta inji Iyo Meelo Ka Dhaadheer Xarunta Inji, Southern Media

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here