DEG DEG: Go’aanka Aqalka Sare & Golaha Shacabka Ka Gaareen Doorashada

0
91

Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ka yeesheen hir gelinta Sharciga Doorashada iyo Heshiiskii dhawaan la gaaray cod uqaaday.

Kulanka waxa ugu dambeyn cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Mudanyaasha Heshiiska siyaasadeed ee doorashada.

Waxa shirkaan xaadiray 252 Xildhibaan oo iskugu jira Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare 252 Xildhibaan ayaa ogolaatay, 2 ayaa diiday 1 Xildhibaan waa ka aamusay.

Gudoonka Golaha Shacabka iyo Kan Aqalka Sare waxay umahad celiyeen Xildhibaanadii meel mariyey heshiis siyaasadeedka Doorashada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here