DEG DEG: Qarax Ismiidaamin Ah Oo ka Dhacay Muqdisho+Khasaaraha

0
78

War goor dhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa waxay sheegayaan in abaare 1:30 Daqiiqo uu qarax Xoogan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Ismiidaamin mid loo adeegsaday,waxaana weli warar kala duwan kasoo baxayaan qaraxaasi.

Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa la sheegay inuu weeraray Maqaayada Luul Yemani oo ku dhaw Dekada Magaalada Muqdisho.

Xilliga Meesha wax ka dhacayeen ayaana la sheegay in Qado ay dadka ku jireen.

NAGA FILO WARAR DHEERAAD AH INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here