DEG DEG: Qarax Xoogan Oo ka dhacay Muqdisho+Hordhac

0
22

Qarax Xoogan ayaa Abaare 11:00 Barqanimo waxa uu ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Hodan.

Qaraxa ayaa weli la ogaan nuuciisa Balse dadka qaar ayaa sheegay in ismiidamain gaari loo adeegsaday ahaa,jugtiisana meelo kala duwan laga maqlayey.

Meel ku dhaw Isbitaalka Digfeer ayaana Qaraxa uu ka dhacay iyadoo gaadiidka Ambalaasta la maqlayo.

Khasaaro ayaa jira iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac waxaana lasoo sheegayaa in Qaraxaasi kadib la maqlay Rasaas aan badneyn.

NAGA FILO WIXII SOO KORDHO INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here