Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay xaafada Towfiiq ee Muqdisho waxaana la sheegayaa in lala beegsaday guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.
Qaraxa ka dib ayaa la maqlay rasaas xooggan, waxaana goobta uu ka dhacay lagu magacabaa Jiira-garoob waana goob ganacsi oo dad badan u soo shaqo tagaan.