War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Iska hor imaad uu ka socda magaalada Cadaado.
Maqribkii ayaa Dhawaqa rasaas xoogan laga maqlayaa agagaarka xarun ciidanka NISA ku leeyihiin magaalada Cadaado
Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaadku u dhaxeeyo ciidamada NISA iyo maleeshiyo beeleed
Ilaa iyo hada lama oga khasaare ka dhashay iskahorimaad.