DEG DEG: Toogasho Ka Dhacday Goordhaweyd Magaalada Kismaayo

0
50

War goodhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Magaalada Kismaayo uu dil ka dhacay.

Ciidamada Amniga Bubbaland ayaa Toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah.

Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafada Dalcada Kismaayo iyadoo ciidamada amniga ay baaris wadaan.

Tan iyo dilkii shalay ismiidaaminta loo geystay Shaafi Raabi Kaahin Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Bubbaland waxaa socda howlgal baaxad leh oo lagu raadinayo kooxdii qaraxaas ka dambeysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here