DEGDEG: ASKARI U DHASHAY MAAYLAND OO CAWADA LAGU DILAY MUQDISHO

0
40

Askari bilayska federaalka Soomaaliya ayaa haatan lagu dilay waddada laamiga ee Baar-Ha I Dhaafin Magaalada Muqdisho, askarigan daqiiqado kahor la dilay ayaa ka mid ahaa ciidanka baandowga caasimadda, waxaana isagoo gees u taagan dhanka Waaberi afsaar looga dhigay rasaas degdega, iyadoon la garanayn cidda ka dambaysay falka dilkiisi, balse Southern Media Co-Operation (SMC) goobta ku sugan oo idiin caddaynaya dhacdadan khaarajinta Axad 26 4.2020, askarigan la dilay ayaa u dhashay Reer Maayland, wuxuuna ka tirsanaa askarta degmada Xamar-Jajab gobolka Banaadir JBM, tanina waxay qayb ka tahay ugaarsiga lagu hayo guud ahaan saraakiisha iyo ciidanka Reer Maayland oo loo diiddanyahay inay madaxa kor u soo qaadaan, iyadoona madaxwaynahooda ummaddan horaan magaca calanka buluugga Qarannimada Soomaaliya 13. Dec. 2018 xasuuqii Magaalada Baydhabo gobolka Baay Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland (JBM) lagu qafaashay Madaxwayne Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here