DEGDEG: SARAAKIIL IYO CIIDAMO CUSUB SALBALLAAR TWO GUMAADAYA REER WANLAWAYN JBM OO LA SOO WADO

0
382

Qaar ka mid saraakiisha guutada 7-aad ayaa la baddalayaa waxaana hadda wasaaradda gaashaandhigga warqad loo soo jaray nin mooryaan sarkaalnimo qabyaalad lagu siiyay u dhashay Galmudug Salballaar Two oo la doonayo in lagu baddalo mid ka mid ah taliyaasha guutada 7-aad Qaybta 60-Maad, waxaana ninkan dhiigyacabka ah dhulka aanu u dhalan loo soo magacabayo la soo siiyay ciidamo cusub oo 99% Salballaar Two qabiil qaawan tuutaha dowlladda loo soo gelshay, waxaana amar lagu soo siiyay in dadka Reer Wanlawayn Maayland guryahooga loogu dul yimid lagu laynayo uu xabbadda hoosta ugu dhigo sarkaal cusub iyo ciidankiisu oo dhamaantooda isku qabiil ah.


Geesta kale isla arrinkan arrin la xiriira, Salballaar Two iyado gardaran garabse og, ciidamo gurmad ah aad u tira badanna xalay uga yimid dhankaa iyo Hirshabelle, waxaa ay soo dhoobteen haatan ay ku sugan yihiin dhulka kulaala sida tuulooyinka Reer Maayland Kullanka aada Warcaddey, Dooxada Kaba-Hirig, Culagoof, Ceel-Hubeer, Culi-Barbaare, Kaba-Hirig iyo wixii la halmaala, iyago sugaya sarkaalka cusub iyo ciidankiisu in awoodda dowliga ugu hiilliyaan, sida into dadka deegaanka lagu soo duulay dhabar ka toogasho ugu sameeyaan laba-dhaban ay gelshaan una gubaan degmada Wanlawayn, sifo loogu dhameeyo aakhirkuna ay ula wareegaan dhulka iyo guud ahaan gobolka Shabeellaha-Hoose Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland (JBM) kana dhigtaan deegaan-doorashooyinkooda rasmiga, oo gobolkani 30-kii sanadood ee u dambeeyay dhaca iyo kufsiga boobka cad nool iyo moodba dilku ay ka wadeen cid iska warsanaysaana aanay jirin, se Maayland-noow ma joogtaa adna wali manooshahay haddaynan isu gurmanaynin dhalashadiinu maxay ka dhigantahay, oo iilkaad aboorka iska celin doontaan sow tii dunida la is gargaari jiray aakhiro horteed walaal qaali ah bal adna amar Alle laakiin!!

By:Adam Increase

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here