DHAGEYSO:-31KUN OO CARUUR AH OO LAGA TALAALAYO CUDURADA DABEYSHA IYO JADEECADA EE DEGMADA BAARDHERERE EE GOBOLKA GEDO.

0
59

in ka badan ilaa 31kun oo Caruur ah oo ku nool xaafaha Baardheere iyo xeryaha barakacayaasha ayaa la bilaabay in laga talaalo Cudurada Dabeysha iyo jadeecada ,iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyeyna xanuunadaasi ay soo riteen Boqolaal caruur ah sida uu Radio warsan  u sheegay C/risaaq Buulow Cabdi salaam oo ka mid ah Mas,uuliyiinta Xafiiska WHO ee degmada Baardheere.

Talaalkani oo sanadkiiba mar laga fuliyo degmada Baardheere ayuu sheegay inuu bilowdey 22kii bishan ,isagoona ku ek 27ka bishan ayuu tilmaamay in  ay ka qeyb qaadanaya howl wadeeno gaaraya ilaa seddex boqol iyo konton oo isugu wacyi geliyayaal.,waxaan hadda talaalney ayuu yiri ilaa 21kun oo caruur ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here