Guddoomiyaha Degmada Balan-balle Jaamac xayle oo idaacadda simba wareysi gaar ah siiyay ayaa xaqiijiyay in falkaani uu ka dhacay degmada, ayna gacanta ku dhigeen raggii falka geystay.
Hoos ka dhageyso hadalka Guddoomiyaha