DHAGEYSO:-Al-Shabaab Oo Weerartay Degmada Afgooye

0
40

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye.

Weerarka ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay dagaal fool ka fool ah oo dhexmaray labadda dhinac, kaasoo ka dhashay khasaaro kala duwan.

Ma cadda waxyeeladda guud ee ka dhashay iska hor-imaadka oo wararku qeexayaan in uu ahaa mid leysku adeegsaday hub kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here