Dhageyso+ Axmed Madoobe iyo Deni oo Looga Digay Fashilanta Shirka Garoowe

0
26

Mid kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka 15-ka bishaan ka dhacaya Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland  Sida DowladdaDhexe kua adkeysanayso.

Xildhibaan Aadan Cabdi oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle, oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in shirka ay ka sugayaan natiijo wanaagsan.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in DowladdaDhexe shirka loogu dambeeyo,islamarkaana 15-ka bishaan shirka la qabto.

Dhanka kale Xildhibaan Aadan Cabdi oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa kaga digay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Saciid C/laahi Deni iyo Axmed madoobe in ay fashiliyaan shirka 15-ka bishaan dhacaya,iyagoo marmarsiyo ka dhiganaya arinta Gobolka Gedo iyo in Ciidamadda qaranka laga soo saaro halkaas.

Dhanka kale Xildhibaan Aadan Cabdi oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshadda oo ku aadanaa in Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Maamulka hir-shabeelle uu qabtay Mooshin laga keenay madaxweynaha maamulkaasAxmed GuudlaaweXuseen.

Waxauu sheegay Xildhibaan Aadan Cabdi  in wararkaasay baahiyeen daddano gaarah leh,islamarkaana mas’uuliiinta iyo Madaxda Hir-shabeelle ay kuwada Sugan yihiin Magaaladda jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here