DHAGEYSO:-Beelaha Mareexaan & Saleeban Oo Dagaal Culus Galay & Fariin

0
34

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed ayaa shalay waxaa uu  markale ka qarxay Deegaanka Furinta-foore Ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud uu la wadaago dalka Itoobiya.

Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoona la soo warinayo in khasaaro xoogan uu ka dhashay dagaalkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here