Dhageyso Bulshada ku Nool Degmada Xudur Oo Aragtidooda ka dhiibtay Furitaanka Duullimaadyada Gudaha Dalka.

0
59

Shacabka degmada Hudur ee xarunta gobolka Bakool  ayaa waxey inta badan si aad ah uga tiirsanaayeen duulimaayada dalka gudihiisa maadama aan degmada hudur aad u adagtahay Baabuurta Halkaaasi tagta Tan iyo Markii Dalka Lagu soo rogay Xayiraada Dalka gudihiisa iyo dibadiisa Waxaa Saameyn Nolaleed mid dhaqaale ku rebtay intay Xayiraadaasi jirtay Shacabka Danyarta ah ee Ku Nool Degamada Xudur Hada oo Duulimaadyada Dib Loo Furay waxay Shacabka Sheegeen inay soo dhaweeynayaan in Dib Loo Furo Xayiraada ay ugu dhigantahay Nabar Ka Faqay oo Mudo Ka taagnayd.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here