Carruurta Soomaaliyed ayaan Heysan Waxbarashadii ay U Bahaanaayeen Waxaa jira wiilal yar yar oo jooga xiligii waxbarshada kuwaasi oo ay ka soo jeedaan qoysas danyar ah oo aan aboodinba wax ka badan noolal maalimeedka reerka. Abdulaahi xuseen xasan iyo Adan ibaadir oo da,doo ay tahay 8 sano waxaa ay ka mid yihiin Carruta ku xamaalata ka shaqeynta baalishlaha maadama aan aboodin shaqooyinka Ad Adag waxeyna ay horjooga u yihin guriyahooda maadama ay maalintii helaan lacag dhan 25kun ama 40kun oo shilinka soomaliga ah.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir