DHAGEYSO: Dacwad ka dhan Ah MD Farmaajo Oo Loo Diray B/Calamaka

0
30

Sida aan ogaanay Xubnaha kasoo jeeda Gobollada Wuqooyi ayaa dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Dalka Mudane Farmaajo waxay udireen Xubnaha Beesha Caalamka.

Waxay ku dhaleeceeyeen Farmaajo inuu waxba kasoo qaadin Hanaanka Federaalka Ee Dalka ka jira,In uu tix gelin waayey Doorkii Aqalka Sare iyo inuu ku tumanayo Shuruucdii Dalka Ee lagu heshiiyey.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya oo qeyb ka ahaa Xubnaha Dacwada gudbiyey ayaa si cad usheegay maanta oo Arbaco ah in Loo diiday ka qeyb galka Shirka ka furmay Dhuuso mareeb.

Gudoomiye Xaashi ayaa hoosta ka xariiqay in Beesha Caalamka ka dhursugayaan jawaab ka bixinta Dacwadaasi ay gudbiyeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here