Dhageyso Dhalinyaro isxilqaamay oo bilaabay inay Dadka u qeybiyaan Waxyaabaha Looga Hortagi kara Feyriska Karoona.

0
33

 Caabuqa Feyruska Korona Waa Cudur Safmar ah oo ilaa Haatan Loo heynin Wax Dawo ah Qofkii Ku dhaca Lagaga Dabiibi Karo Balse Dhaqatiirta iyo Hey,adaha Caafimaadka ayaa Rumeysan Daawada Karona ay tahay in La xirto Marada Waji Xirka ah iyo Galoofiska Gacmaha Lagaheysto Dadka oo kala dheeraada waa sida ugu fudud looga Hortagi karo Dhibaatada Cudurkaan uu leeyahay.

Ururka SOSOPHA Waa Urur ay Ku Bohooween dhalinayarada Magaalada Baydhabo Ku Nool waxay isku Xilqaameen inay Dadka Shacabka Magaalada ku wacgeliyaan dhibaatada Cudurka uu leeeyahay Iyagoo Bulshada Magaalada Baydhabo u qeybinaayeen Face masska Afka Lagu Xirto iyo Goloofiska Gacmaha Lagu xirto waxayna u sheegeyeen Talaabooyinka loo baahanyahay Bulshada inay qaadaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here