Suuqyada Magaalada Baydhabo waxay ka mid yihiin Meelaha lagu iibiya Loorarka oo inta badan ay isticmaalaan dad badan, Waxyaabaha ay Bulshada loorarka ku shubtaan waxaa ka mid ah Dalaqyada Dalka sida Masagada iyo kuwa kale, waxaana iibinta Loorarka noloshooda ku maareeya dhalinyaro u arkay Fursado shaqo oo ay kaga baxeen Shaqa la,aantii heysatay.
Home WARARKA MAANTA Dhageyso Dhalinyaro Ku nool Baydhabo Oo Noloshooda ku Maareeya Iibinta Loorarka.