Sida ku cad jadwalkii doorashada ee soo baxay 2-dii bishii Oktoobar Maanta oo ah 1-ea Bisha November ayaa qorshuhu ahaa inay bilaawdeen soo xulista diyaarinta ergooyinka soo dooran lahaa Baarlamaanka, hayeeshee ay dib u dhaceen.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin la xiriirta Warkaan & Wariye Aweys Bahsiir.