DHAGEYSO: Farmaajo Allaha Naga Wado “Sidaa Shirka Hawiye Waxa ka Yiri

0
64

Ugaas C/qaadir Abaabul oo ka mid ah Dhaqanka Beesha Abgaal Ee Laga yaqaano Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada Dalka kusugan yahay.

Isagooka qeyb ahaa Waxgaradkii ka qeyb gashay Shirka Beelaha Hawiye Wejigiisa Labaad uga furmay maanta Muqdisho ayuu ka digay Halis Beesha loo maleego lkn waxay moogihiin tan ay meleegaan.

Waxa uu cod dheer ku sheegay in Farmaajo alle ka baryeyaan in Soomaalida ka hor wareejiyo isagoo C/qaadir Abaabul soo hadal qaaday Xaalada Beesha ee dhabar jebinta lagu sameeyey inkastoo ayagaba cadaalada log ku lehayn.

Dawlada Soomaaliya ayaa lacago ku bixineysa shirar ka dhan ah kulankaasi oo ay Waxgarad kale oo Beesha kasoo jeeda ku qasbeyso inay Dawlada Taageero umuujiyaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here