Dhageyso Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Oo Baydhabo Lagu Caleema saarey

0
42

 Munaasabad Kooban oo ay ka dhacday Xarunta Jaamacada Koonfurta Soomaliya Ee Magaalada Baydhabo,Munaasabada ayaa ahayd mid lagu Caleema saarayay Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya kaasi oo Ardeyda Jaamacada dhawaan dorteen, Munaasabada ayaa ahayd mid lagu dhiira gilinayay Ardeyda in ay Xoojiyaan wax barashadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here