Dhageyso Haweenka Barakacayaasha ah Ee Baydhabo Oo Dalbaday in Shaqa Abuur Loo Sameeyo.

0
61

Haweenka Soomaaliyeed waxa ay Laf dhabar u yihiin Nolosha Qoysaska ,Marka laga hadlaayo dhanka shaqada waxay kaalin firfircoon ka qaataan daboolida baahida qoyska ,waxay isugu jiraan kuwa ayaga iskooda shaqa u Abuurtay qaarna ay helaan fursadaha shaqo ee  Shaqooyinka Hey’addaha iyo Dowlada Balse Haweenka Barakacayaasha ay Ku jiraan kaamamka ku yaala Baydhabo ayaan helin Fursadaha Shaqa abuur haweenka Asaagooda ay heleen.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here