DHAGEYSO:-Howlgal amni sugid oo laga sameeyay degmada kaxda ee gobolka banaadir

0
27

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyeen Garaashyo lagu xareeyo gawaarida oo ku yaalla degmadaasi, kadib markii laga shakiyey.

Howlgalladaan ayaa waxaa xooga lagu saarayey sugidda ammaanka xafadaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here