Dhageyso Howlo Indhafiiqis ah Oo Maalintii Labaad ka soconaya Isbitaalka Tiirow ee Magaalada Baydhabo.

0
72

Qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada baydhabo iyo tuulooyinka hoos yimadaan kuwooda ubaahnaa indho fiiqista ayaa waxey ka fa’ideysteen indho fiiqis laga bilaawey isbitaalka tiirow ee magaalada baydhabo.

Dadkaani indho fiiqista loo sameeyey ayaa waxey shegeen in mudo badan ay sugayeen maanta oo kale madaama qaarkood ay ahaayeen kuwo dan yar ah oo aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha ku baxa indho fiiqista iyo daawadooda.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here