Dhageyso Kaamamka Ku Yaala Baydhabo Oo Ka jirta Nadaafad Xumo Sababi Karta inay Cuduro Ka dilaacaan.

0
62

Barkacyaash ku nool magaalada baydhabo daafaheeda waxa ay ka kooban yihiin dadka kal yimid gobalo kala duwan oo ay isku keentay baahiyo ka duwaan oo aysan awood u leheyn in ay maareeyaan nolashoda ,gaar ahaan marka laga hadlayo dhanka nadaafada ma heystaan waxa walabo lagula tacaalo nadaafada waxa ayana ungul yihiin cuduro halis ku ah noloshooda caafimaadka

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here